Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 07 2008
Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Madaxtooyada Baydhabo
Written by Ali Moallim   
Thursday, 07 August 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org)-Xoogaga Mucaaradka ayaa waxaa ay Weerar loo adeegsaday Madaafiic Barqanimadii maanta ku  garaaceeny xarunta Gobolka Bay ee Baydhabo, gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha iyo Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo.

Barqanimadii maanta ayaa waxaa Madaxtooyada lagu soo riday illaa 6 Madfac oo hoobiye ah, waxaana la tilmaamay in 2 ka mid ah hoobiyaashaasi ay ku dheceen gudaha Madaxtooyada,halka kuwa kalana ay kudhaceen Gaaroonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo, halkaasi oo ay fariisin ku leeyihiin Ciidamada Itoobiya.

 

Madaafiicdaasi kadib ayaa waxaa la maqlayay Madaafiic ay ku jawaabayeen Ciidamada Itoobiyaanka oo ku dhacaya halka laga soo ridey madaafiicda oo aheyd duleedka Magaalada Baydhabo.

 

Kidib Madaafiicda ayaa waxaa agagaarka aqalka Madaxtooyada lagu soo daadiyay Ciidamo fara badan oo isugu jira Itoobiyaan iyo kuwa Mileteriga Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya, kuwaasi oo isku gadaamay Madaxtooyada.

 

Xaalada Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay u muuqataa mid kacsan, waxaana guud ahaan xiran goobaha ganacsiga ee Magaalada, mana jiraan wax gaadiid  ah oo Magaaladaasi dhaxmaraya Maanta.

 

Ma cada in wax qasaare ah ay geeysteen Madaafiicda ay Ciidamada Itoobiyaanka ku jawaabayeen, sidoo kale ma jiraan wax war ah oo ku aadan qasaaraha ay geeysteen hoobiyayaasha lagu garacay xarunta Madaxtooyada iyo garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo.

 

Weli wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Gobolka Bay iyo Ciidamada Dowladda,sidoo kale weli cina masheegan in ay kadanbeeyaan weerarkan maamta lagu sooqaadey maalin cad Magaalada Baydhabo

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >